Ciyaaryahan caan ka ah Yurub oo sanka ka jabiyay Fanaan ay murmeen !!

Ciyaaryahanka xulka Qaranka Turkiga ee Arda Turan una usoo ciyaaray kooxo waa weyn ay kamid yihiin Athletic Madrid iyo Barcelona ayaa booliiska Turkiga saacado  badan su’aalo weediiyeen kadib dagaal uu la galay fanaan caan ah. Arda Turan oo ku sugnaa goob lagu caweeyo oo kutaala magaalada Istanbuul ayaa waxa ay isku dhaceen fanaanka caanka ah Berkay … Continue reading Ciyaaryahan caan ka ah Yurub oo sanka ka jabiyay Fanaan ay murmeen !!